Daawo Sawirada:Gaari la jiirsiiyay Taageerayaal Ruushka u tagay Daawashada Koobka Aduunka

Taageerayaal kubada cagta ah oo dalka Ruuska u tagay daawashada Koobka Aduunka ayaa gaari lagu jiirsiiyay hareeraha wado kutaala magaalada Moscow ee caasimada Ruushka. Darawal Taxi ayaa la sheegay in gaari jiirsiiyay dad marayay hareeraha wado kutaala magaalada Moscow, waxaana shilkaasi ku dhaawacmay ilaa 8-qof ay ku jiraan taageerayaal kasoo jeeda dalka Mexcio. Muuqaal lagu … Continue reading Daawo Sawirada:Gaari la jiirsiiyay Taageerayaal Ruushka u tagay Daawashada Koobka Aduunka